schedule23.07.2021
→ HIV, xuquuqda, covid-19 iyo HivNorge
Hiv-ka ee Noorway Hiv-ka Noorway waa ururka kaliya ee bukaan socodka ah ee kajira dalka Norwey dadka qaba/la-nool HIV-ka. sidoo kale waa urur siyaasaded daneynaya qofkasta oo uu saameeyo HIVku, oo ay kujiraan dadka isticmaala PrEP = daawada HIV-ka iyo dadka halista ugu jira caabuqa HIV-ga. Macluumaad dheeraad ah Waa maxay HIV-ka HIV-gu waa fayras weerara habka difaaca jirka. Marka uu fayrasku galo jirka, difaacyada ayaa tartiib tartiib u burbura, jidhkuna […]